Kulmiye Data wuxuu ku fududeynaa inaad si fudud ugu shubato Internet Data.
Kulmiye Data Service waa App kuu fududeynaa inaad si fudud ugu shubato xirmooyinka internet ka ee ey bixiyaan Somnet iyo Somtel , adoon wicin qof oo ii soo tuurna oran ayaad si sahlan ku heleysaa xirmo internet ah.
Read more
Advertisement