Information

IDcom.somnewspro
DeveloperUk Max app
Version4.2.1 (4)
UpdatedApr 25, 2019 (11 months ago)
Installs1,000+

SomNews Pro APK

Kala soco Xulka Wararka Af Soomaaliga kuwa ugu Xiisaha badan. ENGLISH AND SOMALI

Asc,
Waxaa Jira kumanaan goobood oo lagala socdo ama laga akhristo wararka afka Soomaaliga, sida web, Facebook, What's up, YouTube iyo kuwo kale oo badan, haseyeeshee dhamaan waxay u baahanyihiin waqti lagu raadiyo taasoo qofka mar mar uusan kahelinba wixii uu raadinayay, hadaba kawaran wararka kuwa ugu xiisaha badan oo aad ku heli karto in 1mirir kayar, waxaa mahad mudan Allahii inoo fududeeyay in aan usoo gudbino shacabka Soomaaliyeed goob ay si sahal ah ugala socon karaan wararka ugu xiisaha badan ee ku soo kordha wadanka gudihiisa iyo dibediisaba.

Bishaaro, waxaan idin soo xulnay kuwa ugu Jira wararka, waxaan kaloo weliba ku ogaysiinaynaa, in haddii aad tahay qoraa jecel in wararka aad qortid laga akhristo halkan, waxaan kaa codsanaynaa in aad noo soo gudbiso wararka adigoo nagala soo xiriiraya marka hore Emailkan hoos kuqoran.

Mahadsanidiin

eMail: ukwebdesign7@gmail.com


Email: ukwebdesign7@gmail.com

... Read more

Latest Version

4.2.1 (4) Apr 25, 2019
armeabi-v7a, x86, ...Apr 25, 2019
Android TV, Tablet, ...Apr 25, 2019
Android 4, 5, 6, 7, 8, 9, 10Apr 25, 2019

Old Versions

4.2.1 (4)Oct 01, 2019

Download APK(16 MB)