Dhaweeye APK
1.0.170 · 23 Sep 2026 · Travel & Local
4,66 rb+ Reviews
100 rb+Installs
105 MBSize
1.0.170Version

Halkad rabto ku tag dhaweeye

Latest Version

Version
Update
23 Sep 2026
Category
Google Play ID
Installs
100.000+

Advertisement

App APKs

Dhaweeye APP

Qaabka adalah diiwaangalinta

-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu ISU diiwaangalin karaa ama Isago Isku diiwan galinaya facebook ama google.
-Darawalka sido kale ayuu ISU diiwan galinaya Balse waxuu Sugaya inta laga sehingga aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.

Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye

1-Macaamiilka ayaa dooran kara Meesha uu rabo di la geeyo, kadib ayuu arki doona masaafada lagu Tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo, kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay secara online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariiN ku saabsan di la diiday ama di la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo Meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariiN ah di darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariiN ah di darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka Tagi karo Meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli Doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali Doonan warqada lacagta, sido kale pertengahan walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.
Read more