Dhaweeye APK
1.0.170 · 23 sep. 2026 · Reizen en lokaal
4,66 K+ Recensies
100 K+Installaties
105 MBGrootte
1.0.170Versie

Halkad rabto ku tag dhaweeye

Laatste Versie

Versie
Update
23 sep. 2026
Ontwikkelaar
Categorie
Google Play ID
Installaties
100.000+

Advertentie

App-APK's

Dhaweeye APP

Qaabka is diiwaangalinta

-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin Karaa ama Isago Isku diiwan galinaya facebook ama google.
-Darawalka Sido boerenkool ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu Sugaya INTA laga dus aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali Karaa.

Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye

1-Macaamiilka ayaa dooran kara Meesha uu rabo in la geeyo, kadib ayuu Arki doona masaafada lagu tagi Karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo, kadib ayuu dooran Karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan la diiday ama la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo Meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo Iyo sida ugu dhaw u ka tagi Karo Meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli Doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali Doonan warqada lacagta, Sido boerenkool mid walba Kan boerenkool ayuu qiimeen ku Samen doona intii ay safarka ku wada jireen.
Meer informatie