Bajaajle APK
1.0.1 · ١٧‏/٠٩‏/٢٠٢٦ · السفر ومعلومات محلية
5+عمليات التثبيت
26 MBالحجم
1.0.1الإصدار

التطبيق سو داجيسو باجاجلي. Naftaada ku aamin kaliya mooto iyo darawal tixraac leh.

احدث اصدار

الإصدار
تحديث
١٧‏/٠٩‏/٢٠٢٦
مطوّر البرامج
Google Play ID
عمليات التثبيت
٥+

اعلان

Bajaajle APP

التطبيق سو داجيسو باجاجلي. Naftaada ku aamin kaliya mooto iyo darawal tixraac leh.
Bajaajle waa app laga dalbado Bajaaj iyo Mooto-feykoon ta ee Muqdisho kaasoo kugu xiraya darawallo la hubiyay oo kuu dhow — daqiiqado gudahood, si sahlan oo ammaan ah.

AMMAANKAGA AYAA MUDNAANTA LEH
• Darawal tixraac leh: Darawal kasta waxaa laga diiwaan galiyey xogtiisa gaarka oo buuxda iyo qof damiin ka ah, waxaad arki karta magaca, sawirka iyo taarikada mootada ka hor inta aadan raacin.
• Hakula socdo qof aad ku kalsoon tahay marwalba: Qof aad ku kalsoon tahay la wadaag link-ga safarkaaga, si uu kuu la socdo meesha aad marayso iyo halka aad u socoto si Live ah inta safarku socdo.
• Badhanka degdegga (SOS): Haddii aad qatar la kulanto، hal taabasho oo badhanka gaduudan ah ayaad caawimo dagdag ah ku codsan kartaa.

QIIMO CAD OO LA ISKU RAACSAN YAHAY
• Ogow qiimaha ka hor dalabka: شمع قارسون أما لاما فيلان آه ما جيران.
• Qiimo caddaalad ah oo labada dhinac isku raacaan: Adiga iyo darawalku waaaad ku heshiineysaan qiime macquul ah inta aadan dalblan safarka، safar kastana waa mid daah-furan.
• Ku bixi lacagta sida kuu habboon: EVC Plus ama Cash middii aad doonto ayaad ku bixineysaa.

هوفنان إيو تايو آد كو كالسونان كارتو
• Darawalka kuugu dhaw: Darawlka kuugu dhaw kaliya ayaa ku aqblaya
• Safaro degdeg ah: Dalbo kadibna Map-ka si Live ah ugala soco halka uu darawalka soo marayo.
• Qiimee safar kasta: Tayada iyo ammaankaaga ayaan mudnaanta siinaa.

داروالادا:
La Shaqee Bajaajle oo Dakhli ku Samee Rabitaankaaga. Diiwaangeli mootadaada, noqo online, oo aqbal dalabyada kuugu dhaw adigoo xor ah oo cidna aadan u shaqeyn, adiguna lacagtaada ka qaado macaamilka.

Bajaajle — Mooto iyo darawal la hubiyay iyo safar aad ku xasili karto, Muqdisho oo dhan.
قراءة المزيد

اعلان