5+Lượt cài đặt
26 MBKích thước
1.0.1Phiên bản

Ứng dụng Soo dajiso Bajaajle. Naftaada ku aamin kaliya mooto iyo darawal tixraac leh.

Phiên bản mới nhất

Phiên bản
Cập nhật
17 thg 9, 2026
Nhà phát triển
Google Play ID
Lượt cài đặt
5+

Quảng cáo

Bajaajle APP

Ứng dụng Soo dajiso Bajaajle. Naftaada ku aamin kaliya mooto iyo darawal tixraac leh.
Bajaajle waa ứng dụng laga dalbado Bajaaj iyo Mooto-feykoon ta ee Muqdisho kaasoo kugu xiraya darawallo la hubiyay oo kuu dhow — daqiiqado gudahood, si sahlan oo ammaan ah.

AMMAANKAGA AYAA MUDNAANTA LEH
• Darawal tixraac leh: Darawal kasta Waxaa laga diiwaan galiyey xogtiisa gaarka oo buuxda iyo qof damiin ka ah, sápaad arki karta magaca, sawirka iyo taarikada mootada ka hor inta aadan raacin.
• Hakula socdo qof aad ku kalsoon tahay marwalba: Qof aad ku kalsoon tahay la wadaag link-ga safarkaaga, si uu kuu la socdo meesha aad marayso iyo halka aad u socoto si live ah inta safarku socdo.
• Badhanka degdegga (SOS): Haddii aad qatar la kulanto, hal taabasho oo badhanka gaduudan ah ayaad caawimo dagdag ah ku codsan kartaa.

QIIMO CAD OO LA ISKU RAACSAN YAHAY
• Ogow qiimaha ka hor dalabka: Wax qarsoon ama lama-filaan ah ma jiraan.
• Qiimo caddaalad ah oo labada dhinac isku raacaan: Adiga iyo darawalku sápaad ku heshiineysaan qiime macquul ah inta aadan dalblan safarka, safar kastana waa mid daah-furan.
• Ku bixi lacagta sida kuu habboon: EVC Plus ama Cash middii aad doonto ayaad ku bixineysaa.

HUFNAAN IYO TAYO AAD KU KALSOONAAN KARTO
• Darawalka kuugu dhaw: Darawlka kuugu dhaw kaliya ayaa ku aqblaya
• Safaro degdeg ah: Dalbo kadibna Map-ka si live ah ugala soco halka uu darawalka soo marayo.
• Qiimee safar kasta: Tayada iyo ammaankaaga ayaan mudnaanta siinaa.

DARAWALLADA:
La shaqee Bajaajle oo dakhli ku Samee rabitaankaaga. Diiwaangeli mootadaada, noqo trực tuyến, oo aqbal dalabyada kuugu dhaw adigoo xor ah oo cidna aadan u shaqeyn, adiguna lacagtaada ka qaado macaamilka.

Bajaajle — Mooto iyo darawal la hubiyay iyo safar aad ku xasili karto, Muqdisho oo dhan.
Đọc thêm