Bajaajle APP
Bajaajle waa app laga dalbado Bajaaj iyo Mooto-feykoon ta ee Muqdisho kaasoo kugu xiraya darawallo la hubiyay oo kuu dhow — daqiiqado gudahood,si sahlan oo ammaan ah。
阿曼卡加·阿亚·穆德南塔·列赫
• Darawal tixraac leh:Darawal kasta wasaa laga diiwaan galiyey xogtiisa gaarka oo buuxda iyo qof damiin ka ah、waxaad arki karta magaca、sawirka iyo taarikada mootada ka hor inta aadan raacin。
• Hakula socdo qof aad ku kalsoon tahay marwalba:Qof aad ku kalsoon tahay la wadaag link-ga safarkaaga,si uu kuu la socdo meesha aad marayso iyo halka aad u socoto si live ah inta safarku socdo。
• Badhanka degdegga (SOS):Haddii aad qatar la kulanto、hal taabasho oo badhanka gaduudan ah ayaad caawimo dagdag ah ku codsan kartaa。
QIIMO CAD OO LA ISKU RAACSAN YAHAY
• Ogow qiimaha ka hor dalabka:Wax qarsoon ama lama-filaan ah ma jiraan。
• Qiimo caddaalad ah oo labada dhinac isku raacaan:Adiga iyo darawalku Waaad ku heshiineysaan qiime macquul ah inta aadan dalblan safarka、safar kastana waa mid daah-furan。
• Ku bixi lacagta sida kuu habboon:EVC Plus ama Cash middii aad doonto ayaad ku bixineysaa。
胡夫南·伊约·塔约·阿德库·卡尔苏南·卡托
• Darawalka kuugu dhaw:Darawlka kuugu dhaw kaliya ayaa ku aqblaya
• Safaro degdeg 啊:Dalbo kadibna Map-ka si live ah ugala soco halka uu darawalka soo marayo。
• Qiimee safar kasta:Tayada iyo ammaankaaga ayaan mudnaanta siinaa。
达拉瓦拉达:
La shaqee Bajaajle oo dakhli ku Samee rabitaankaaga。 Diiwaangeli mootadaada、noqo online、oo aqbal dalabyada kuugu dhaw adigoo xor ah oo cidna aadan u shaqeyn、adiguna lacagtaada ka qaado macaamilka。
巴贾伊勒 — Mooto iyo darawal la hubiyay iyo safar aad ku xasili karto, Muqdisho oo dhan。
lite 
