Bajaajle APK
1.0.1 · 17.09.2026 · Reisen & Lokales
5+Installationen
26 MBGröße
1.0.1Version

Soo dajiso Bajaajle App. Naftaada ku aamin kaliya mooto iyo darawal tixraac leh.

Aktuelle Version

Version
Aktualisieren
17.09.2026
Entwickler
Kategorie
Google Play ID
Installationen
5+

Werbung

Bajaajle APP

Soo dajiso Bajaajle App. Naftaada ku aamin kaliya mooto iyo darawal tixraac leh.
Bajaajle waa app laga dalbado Bajaaj iyo Mooto-feykoon ta ee Muqdisho kaasoo kugu xiraya darawallo la hubiyay oo kuu dhow – daqiiqado gudahood, si sahlan oo ammaan ah.

AMMAANKAGA AYAA MUDNAANTA LEH
• Darawal tixraac leh: Darawal kasta Waxaa laga diiwaan galiyey xogtiisa gaarka oo buuxda iyo qof damiin ka ah, Waxaad arki karta magaca, sawirka iyo taarikada mootada ka hor inta aadan raacin.
• Hakula socdo qof aad ku kalsoon tahay marwalba: Qof aad ku kalsoon tahay la wadaag link-ga safarkaaga, si uu kuu la socdo meesha aad marayso iyo halka aad u socoto si live a inta safarku socdo.
• Badhanka degdegga (SOS): Haddii aad qatar la kulanto, hal taabasho oo badhanka gaduudan ah ayaad caawimo dagdag ah ku codsan kartaa.

QIIMO CAD OO LA ISKU RAACSAN YAHAY
• Ogow qiimaha ka hor dalabka: Wax qarsoon ama lama-filaan ah ma jiraan.
• Qiimo caddaalad ah oo labada dhinac isku raacaan: Adiga iyo darawalku Waxaad ku heshiineysaan qiime macquul ah inta aadan dalblan safarka, safar kastana waa mid daah-furan.
• Sie können jetzt Ihr Geld sparen: EVC Plus ist Cash-Middii und wird Ihnen helfen, Geld zu sparen.

HUFNAAN IYO TAYO AAD KU KALSOONAAN KARTO
• Darawalka kuugu dhaw: Darawalka kuugu dhaw kaliya ayaa ku aqblaya
• Safaro degdeg ah: Dalbo kadibna Map-ka si live ah ugala soco halka uu darawalka soo marayo.
• Qiimee safar kasta: Tayada iyo ammaankaaga ayaan mudnaanta siinaa.

DARAWALLADA:
La shaqee Bajaajle oo dakhli ku samee rabitaankaaga. Diiwaangeli mootadaadaada, noqo online, oo aqbal dalabyada kuugu dhaw adigoo xor ah oo cidna aadan u shaqeyn, adiguna lacagtaada ka qaado macaamilka.

Bajaajle – Mooto iyo darawal la hubiyay iyo safar aad ku xasili karto, Muqdisho oo dhan.
Weitere Informationen