1 K+Installs
67 MBSize
1.0.2Version

Schoolware waa madal loogu talagalay ardada , macalimiinta iyo waalidiinta.

Latest Version

Version
Update
Sep 18, 2025
Category
Google Play ID
Installs
1,000+

Advertisement

Dugsiga Al-Macrifa APP

Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada , sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka .

Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale , natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi .

Ardayga ayaa heli doona dhamman xog walba oo isaga ku saabsan sida imtixaanadkiisa , xuduurkiisa , lacag bixntiisa , jadwalka imtixaanada iyo jadwalka xisooyinka .

Application-kaan waxaa develope gareeyay shirkada ICT-da ee Jamhuriya Technology Solution( Jtech ) .
Read more