1 mil+Instalações
67 MBTamanho
1.0.2Versão

Material escolar waa madal loogu talagalay ardada, macalimiinta iyo waalidiinta.

Última versão

Versão
Atualizar
18 de set de 2025
Categoria
Google Play ID
Instalações
1.000+

Anúncio

Dugsiga Al-Macrifa APP

Macalinku wuxu ku qaadi karaa atendenciga ardada, sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka.

Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale, natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi.

Ardayga ayaa heli doona dhamman xog walba oo isaga ku saabsan sida imtixaanadkiisa, xuduurkiisa, lacag bixntiisa, jadwalka imtixaanada iyo jadwalka xisooyinka.

Aplicação-kaan waxaa desenvolve gareeyay shirkada ICT-da ee Jamhuriya Technology Solution (Jtech).
Ler mais