1 k+Installations
67 MBTaille
1.0.2Version

Le matériel scolaire était madal loogu talagalay ardada, macalimiinta iyo waalidiinta.

Dernière version

Version
Mise à jour
18 sept. 2025
Catégories
Google Play ID
Installations
1 000+

Publicité

Dugsiga Al-Macrifa APP

Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada, sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka.

Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale , natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi .

Ardayga ayaa heli doona dhamman xog walba oo isaga ku saabsan sida imtixaanadkiisa, xuduurkiisa, lacag bixntiisa, jadwalka imtixaanada iyo jadwalka xisooyinka.

Application-kaan waxaa develope gareeyay shirkada ICT-da ee Jamhuriya Technology Solution (Jtech).
Lire la suite