1 K+Installazioni
67 MBDimensioni
1.0.2Versione

Articoli scolastici waa madal loogu talagalay ardada, macalimiinta iyo waalidiinta.

Ultima versione

Versione
Aggiornare
18 set 2025
Categoria
Google Play ID
Installazioni
1.000+

Pubblicità

Dugsiga Al-Macrifa APP

Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada, sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka.

Waalidkana cera uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale, natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi.

Ardayga ayaa heli doona dhamman xog walba oo isaga ku saabsan sida imtixaanadkiisa, xuduurkiisa, lacag bixntiisa, jadwalka imtixaanada iyo jadwalka xisooyinka.

L'applicazione che ha sviluppato gareeyay shirkada ICT-da ee Jamhuriya Technology Solution (Jtech).
Ulteriori informazioni