Dugsiga Al-Macrifa APP
Waalidkana cera uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale, natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi.
Ardayga ayaa heli doona dhamman xog walba oo isaga ku saabsan sida imtixaanadkiisa, xuduurkiisa, lacag bixntiisa, jadwalka imtixaanada iyo jadwalka xisooyinka.
Aplicación-kaan ceraa desarrollar gareeyay shirkada ICT-da ee Jamhuriya Technology Solution (Jtech).
weplay 

