wacdi, Quraan, akhris Iyo waxyaabo ku saabsan diinta islaamka xaqa ah.

Última Versión

Versión
Actualizar
7 may. 2026
Desarrollador
Categoría
Google Play ID
Descargas
5.000+

App APKs

ManhajOnline APP

En dadka Laga nadiifiyo shirkiyaadka Iyo quraafaadka lana baro Towxiidka Alle, Kaas oo ah sababta NALOO abuuray.

En dadka aan gaarsiino Iney qabsadaan kitaabka Alle Subxaana watacaalaa Iyo Sunnada Rasuulka calayhi salaatu wasalaam Una fahmaan labadaas Sidey u fahmeen saxaabadii Alllaha ka raali noqdee.

En aan dadka Ugu yeerno Iney ku midoobaan Xariga Alle kana tagaan kala qay qaybsanaanta Iyo Iyo es kooxkooxaysiga firqooyinka.

en wixii masaail DiIn Iyo Aduunyaba loogu noqdo culimada Ahlu sunnaha.
Más información

Publicidad