wacdi, Qur'aan, akhris iyo waxyaabo ku saabsan diinta islaamka xaqa ah.

Dernière version

Version
Mise à jour
7 mai 2026
Développeur
Catégories
Google Play ID
Installations
5 000+

App APKs

ManhajOnline APP

Dans dadka Laga nadiifiyo shirkiyaadka iyo quraafaadka lana baro Towxiidka Alle, kaas oo ah sababta NALOO abuuray.

En dadka aan gaarsiino Iney qabsadaan kitaabka Alle Subxaana watacaalaa iyo Sunnada Rasuulka calayhi salaatu wasalaam una fahmaan labadaas Sidey u fahmeen saxaabadii Alllaha ka raali noqdee.

Dans aan dadka ugu yeerno Iney ku midoobaan Xariga Alle kana tagaan kala qay qaybsanaanta iyo est kooxkooxaysiga iyo firqooyinka.

dans wixii masaail diin iyo Aduunyaba loogu noqdo culimada Ahlu sunnaha.
Lire la suite

Publicité