wacdi, Quraan, akhris iyo waxyaabo ku saabsan diinta islaamka xaqa ah.

Laatste Versie

Versie
Update
7 mei 2026
Ontwikkelaar
Categorie
Google Play ID
Installaties
5.000+

App APKs

ManhajOnline APP

In dadka Laga nadiifiyo shirkiyaadka iyo quraafaadka Lana baro Towxiidka Alle, kaas oo ah sababta NALOO abuuray.

In dadka aan gaarsiino iney qabsadaan kitaabka Alle Subxaana watacaalaa iyo Sunnada Rasuulka calayhi salaatu Wasalaam una fahmaan labadaas Sidey u fahmeen saxaabadii Alllaha ka raali noqdee.

In aan dadka Ugu yeerno iney ku midoobaan Xariga Alle kana tagaan kala qay qaybsanaanta iyo is kooxkooxaysiga iyo firqooyinka.

in wixii masaail diin iyo Aduunyaba loogu noqdo culimada Ahlu sunnaha.
Meer informatie

Advertentie