wacdi, quraan, akhris iyo waxyaabo ku saabsan diinta islaamka xaqa ah.

Versi Terbaru

Versi
Memperbarui
7 Mei 2026
Developer
Kategori
Google Play ID
Instal
5.000+

App APKs

ManhajOnline APP

Dalam dadka Laga nadiifiyo shirkiyaadka iyo quraafaadka lana baro Towxiidka Alle, kaas oo ah sababta naloo abuuray.

Dalam dadka aan gaarsiino iney qabsadaan kitaabka Alle Subxaana watacaalaa iyo Sunnada Rasuulka calayhi salaatu wasalaam una fahmaan labadaas Sidey u fahmeen saxaabadii Alllaha ka raali noqdee.

Dalam aan dadka ugu yeerno iney ku midoobaan Xariga Alle kana tagaan kala qay qaybsanaanta iyo adalah kooxkooxaysiga iyo firqooyinka.

di wixii masaail diin iyo Aduunyaba loogu noqdo culimada Ahlu sunnaha.
Baca selengkapnya

Iklan