ManhajOnline APP
Trong dadka aan gaarsiino iney qabsadaan kitaabka Alle Subxaana watacaalaa iyo Sunnada Rasuulka calayhi salaatu wasalaam una fahmaan labadaas sidey u fahmeen saxaabadii Alllaha ka raali noqdee.
Trong aan dadka ugu yeerno iney ku midoobaan Xariga Alle kana tagaan kala qay qaybsanaanta iyo là kooxkooxaysiga iyo firqooyinka.
trong wixii masaail diin iyo Aduunyaba loogu noqdo culimada Ahlu sunnaha.

