wacdi, Corano, Akhris Iyo waxyaabo ku saabsan diinta islaamka xaqa ah.

Ultima versione

Versione
Aggiornare
1 nov 2025
Sviluppatore
Categoria
Google Play ID
Installazioni
5.000+

App APKs

ManhajOnline APP

In dadka Laga nadiifiyo shirkiyaadka iyo quraafaadka Lana baro Towxiidka Alle, Kaas oo ah sababta NALOO abuuray.

In dadka aan gaarsiino iney qabsadaan kitaabka Alle Subxaana watacaalaa iyo Sunnada Rasuulka calayhi salaatu wasalaam Una fahmaan labadaas Sidey u fahmeen saxaabadii Alllaha ka raali noqdee.

In aan dadka Ugu yeerno iney ku midoobaan Xariga Alle kana tagaan kala qay qaybsanaanta Iyo è kooxkooxaysiga Iyo firqooyinka.

in wixii masaail DIIN iyo Aduunyaba loogu noqdo culimada Ahlu sunnaha.
Ulteriori informazioni

Pubblicità