ManhajOnline APP
Em dadka aan gaarsiino Iney qabsadaan kitaabka Alle Subxaana watacaalaa iyo Sunnada Rasuulka calayhi salaatu wasalaam una fahmaan labadaas Sidey u fahmeen saxaabadii Alllaha ka raali noqdee.
Em aan dadka ugu yeerno Iney ku midoobaan Xariga Alle kana tagaan kala qay qaybsanaanta iyo é kooxkooxaysiga iyo firqooyinka.
em wixii masaail din, iyo Aduunyaba loogu noqdo culimada Ahlu sunnaha.


