Si fudud u hel erayada iyo macnahooda internet la'aan.

Versi Terbaru

Versi
Memperbarui
10 Mar 2026
Developer
Kategori
Google Play ID
Instal
100+

App APKs

Qalinqaad APP

Kusoo dhawaada Qaamuuska Qalinqaad – Hage casri ah oo loogu talagalay in uu daboolo baahida maalinlaha ah ee bulshada soomaaliyeed.

Qaamuuska Qalinqaad waa aplikasi casri ah oo kuu sahlaya inaad hesho macnaha erayada, naxwaha, habka is-rogroga, iyo tusaaleyaal cad-cad, adiga oo aan u baahnayn internet. Waxaan adeegsannay tignoolajiyadda ugu dambaysa si aan u ilaalino, una horumarinno Afka Soomaaliga, annagoo ka dhigayna mid la jaan-qaada horumarka tiknoolajiyadda.

Astaamaha Ugu Muhiimsan (Fitur Utama):
📘 Qaamuus Dhammaystiran: Ka raadi kumanaan eray oo Af-Soomaali ah. Hel qeexitaanka erayga, Isrog-roggiisa (Konjugasi), Erayada la macnaha ah (Sinonim), iyo Tusaalayaal muujinaya sida loo adeegsado.

🔎Raadin Degdeg Ah: Dhaqso u hel eray kasta oo aad u baahan tahay. App-ku wuxuu ku tusayaa liiska erayada inta aad qoraalka waddo.
📶 Internet La'aan: Uma baahnid internet si aad u adeegsato. Aplikasi Soo deji-ka, kadibna isticmaal qaamuuska meel kasta iyo waqti kasta.
❤️ Kaydkaaga: Ma heshay eray muhiim kuu ah? Ku dar liiskaaga "Kaydka" si aad dib ugu noqoto mar dambe.
📙Naxwe & Isrogrog: Baro nooca erayga (magac, fal, sifo), sida uu isu beddelo (konjugasi), iyo tusaaleyaal ku jira jumlooyin.
🔄 Cusboonaysiin Toos ah: Marka erayo cusub lagu soo kordhiyo kaydka xogta, app-kaagu wuxuu si toos ah u soo dejisanayaa erayadaas cusub marka aad internet hesho.

🎯Hadafkeena:
Qaamuuska Qalinqaad wuxuu u taagan yahay dhisidda buundo aqooneed oo isku xirta jiilka maanta iyo hodantinimada Afka hooyo. Waxaan aaminssannahay di afku yahay dhaxalka ugu qaalisan ee bulsho leedahay, sidaa darteed waxaan u heellannahay inaan soo bandhigno qaamuus tayo sare leh oo anfaca ardayda, qoreyaasha, iyo cilmi-baareyaasha.

🔽Soo degso Qaamuuska Qalinqaad maanta oo horumari aqoontaada Af-Soomaaliga!

======= ===========
|- Deskripsi Bahasa Inggris -|
======= ===========

Selamat datang di Kamus Qalinqaad – Panduan modern untuk mempelajari dan memahami bahasa Somalia secara mendalam.
Kamus Qalinqaad adalah aplikasi modern yang memungkinkan Anda menemukan arti kata, tata bahasa, dan contoh yang jelas tanpa memerlukan koneksi internet. Kami menggunakan teknologi terbaru untuk melestarikan dan mengembangkan bahasa Somalia, sehingga dapat diakses di era digital.

Fitur Utama:
📘 Kamus Komprehensif: Cari ribuan kata dalam bahasa Somalia. Dapatkan definisi, sinonim, dan antonim.

📶 Akses Offline: Berfungsi sepenuhnya tanpa internet. Unduh sekali, cari di mana saja.

🔎 Pencarian Cepat: Hasil pencarian instan dengan saran otomatis.
❤️ Favorit: Simpan kata-kata penting ke daftar pribadi Anda untuk referensi cepat.

📙 Tata Bahasa & Contoh: Pelajari jenis kata (kata benda, kata kerja) dan konjugasi dengan contoh kalimat.

🔄 Pembaruan Cerdas: Terima kata dan definisi baru secara otomatis melalui udara setiap kali basis data kami diperbarui.

🎯 Misi Kami:
Qalinqaad berdedikasi untuk membangun jembatan antara generasi saat ini dan kekayaan bahasa Somalia. Kami percaya bahasa adalah warisan paling berharga suatu masyarakat, dan kami berkomitmen untuk menyediakan alat berkualitas tinggi bagi siswa, penulis, dan peneliti.

🔽 Unduh Qaamuuska Qalinqaad hari ini!
Baca selengkapnya

Iklan