Si fudud u hel erayada iyo macnahooda internet la'aan。

最新版本

版本
更新
2026年3月10日
开发者
Google Play ID
安装次数
100+

App APKs

Qalinqaad APP

Kusoo dhawaada Qaamuuska Qalinqaad – Hage casri ah oo loogu talagalay in uu daboolo baahida maalinlaha ah ee bulshada soomaaliyeed。

Qaamuuska Qalinqaad waa 应用程序 casri ah oo kuu sahlaya inaad hesho macnahaerayada、naxwaha、habka is-rogroga、iyo tusaaleyaal cad-cad、adiga oo aan u baahnayn 互联网。 Waxaan adeegsannay tignoolajiyadda ugu dambaysa si aan u ilaalino、una horumarinno Afka Soomaaliga、annagoo ka dhigayna mid la jaan-qaada horumarka tiknoolajiyadda。

Astaamaha Ugu Muhiimsan(主要特点):
📘 Qaamuus Dhammaystiran:Ka raadi kumanaan eray oo Af-Soomaali 啊。 Hel qeexitaanka erayga、Isrog-roggiisa(共轭)、Erayada la macnaha ah(同义词)、iyo Tusaalayaal muujinaya sida loo adeegsado。

🔎Raadin Degdeg Ah:Dhaqso u hel eray kasta oo aad u baahan tahay。 App-ku wuxuu ku tusayaa liiska erayada inta aad qoraalka waddo。
📶 互联网 La'aan:Uma baahnid internet si aad u adeegsato。 Soo deji app-ka、kadibna isticmaal qaamuuska meel kasta iyo waqti kasta。
❤️ Kaydkaaga:Ma heshay eray muhiim kuu 啊? Ku dar liiskaaga “Kaydka” si aad dib ugu noqoto mar dambe。
📙Naxwe 和 Isrogrog:Baro nooca erayga(magac、fal、sifo)、sida uu isu beddelo(变形)、iyo tusaaleyaal ku jira jumlooyin。
🔄 Cusboonaysiin Toos ah:Markaerayo cusub lagu soo kordhiyo kaydka xogta,app-kaagu wuxuu si Toos ah u soo dejisanayaaerayadaas cusub marka aad internet hesho。

🎯哈达夫基纳:
Qaamuuska Qalinqaad wuxuu u taagan yahay dhisidda buundo aqooneed oo isku xirta jiilka maanta iyo hodantinimada Afka hooyo。 Waxaan aaminsannahay 在 afku yahay dhaxalka ugu qaalisan ee bulsho leedahay、sidaa darteed Wahaan u Heellannahay inaan soo bandhigno qaamuus tayo sare leh oo anfaca ardayda、qoreyaasha、iyo cilmi-baareyaasha。

🔽Soo degso Qaamuuska Qalinqaad maanta oo horumari aqoontaada Af-Soomaaliga!

=================
|- 英文说明-|
=================

欢迎使用 Qalinqaad 词典 - 深入学习和理解索马里语言的现代指南。
Qalinqaad词典是一款现代化的应用程序,无需网络连接即可查找词义、语法和清晰的例句。我们运用最新技术来保护和发展索马里语,使其在数字时代触手可及。

主要功能:

📘 全面词典:搜索数千个索马里语单词。获取定义、同义词和反义词。

📶 离线访问:完全无需网络连接即可使用。一次下载,随时随地搜索。

🔎 快速搜索:即时搜索结果,并提供自动建议。

❤️ 收藏夹:将重要单词保存到您的个人列表中,以便快速查找。

📙 语法和例句:学习词性(名词、动词)和词形变化,并附有例句。

🔄 智能更新:数据库更新后,您将自动收到新单词和定义。

🎯我们的使命:

Qalinqaad 致力于在当代人与索马里语的丰富内涵之间架起一座桥梁。我们相信语言是一个社会最宝贵的遗产,因此我们致力于为学生、作家和研究人员提供高质量的工具。

🔽立即下载 Qaamuuska Qalinqaad!
阅读更多内容

广告