Si fudud u hel erayada iyo macnahooda internet la'aan.

Ultima versione

Versione
Aggiornare
10 mar 2026
Sviluppatore
Google Play ID
Installazioni
100+

App APKs

Qalinqaad APP

Kusoo dhawaada Qaamuuska Qalinqaad – Hage casri ah oo loogu talagalay in uu daboolo baahida maalinlaha ah ee bulshada soomaaliyeed.

Qaamuuska Qalinqaad waa app casri ah oo kuu sahlaya inaad hesho macnaha erayada, naxwaha, habka is-rogroga, iyo tusaaleyaal cad-cad, adiga oo aan u baahnayn internet. Waxaan adeegsannay tignoolajiyadda ugu dambaysa si aan u ilaalino, una horumarinno Afka Soomaaliga, annagoo ka dhigayna mid la jaan-qaada horumarka tiknoolajiyadda.

Astaamaha Ugu Muhiimsan (caratteristiche principali):
📘 Qaamuus Dhammaystiran: Ka raadi kumanaan eray oo Af-Soomaali ah. Hel qeexitaanka erayga, Isrog-roggiisa (Coniugazione), Erayada la macnaha ah (Sinonimi), iyo Tusaalayaal muujinaya sida loo adeegsado.

🔎Raadin Degdeg Ah: Dhaqso u hel eray kasta oo aad u baahan tahay. App-ku wuxuu ku tusayaa liiska erayada inta aad qoraalka waddo.
📶 Internet La'aan: Uma baahnid internet si aad u adeegsato. Soo deji app-ka, kadibna isticmaal qaamuuska meel kasta iyo waqti kasta.
❤️ Kaydkaaga: Ma heshay eray muhiim kuu ah? Ku dar liiskaaga "Kaydka" si aad dib ugu noqoto mar dambe.
📙Naxwe & Isrogrog: Baro nooca erayga (magac, fal, sifo), sida uu isu beddelo (coniugazioni), iyo tusaaleyaal ku jira jumlooyin.
🔄 Cusboonaysiin Toos ah: Marka erayo cusub lagu soo kordhiyo kaydka xogta, app-kaagu wuxuu si toos ah u soo dejisanayaa erayadaas cusub marka aad internet hesho.

🎯Hadafkeena:
Qaamuuska Qalinqaad wuxuu u taagan yahay dhisidda buundo aqooneed oo isku xirta jiilka maanta iyo hodantinimada Afka hooyo. Waxaan aaminsannahay in afku yahay dhaxalka ugu qaalisan ee bulsho leedahay, sidaa darteed ceraaan u heellannahay inaan soo bandhigno qaamuus tayo sare leh oo anfaca ardayda, qoreyaasha, iyo cilmi-baareyaasha.

🔽Soo degso Qaamuuska Qalinqaad maanta oo horumari aqoontaada Af-Soomaaliga!

======= ===========
|- Descrizione in inglese -|
======= ===========

Benvenuti al dizionario Qalinqaad: una guida moderna per apprendere e comprendere a fondo la lingua somala.
Il dizionario Qalinqaad è un'app moderna che ti permette di trovare significati delle parole, grammatica ed esempi chiari senza bisogno di una connessione internet. Utilizziamo le tecnologie più recenti per preservare e sviluppare la lingua somala, rendendola accessibile all'era digitale.

Caratteristiche principali:
📘 Dizionario completo: cerca migliaia di parole somale. Ottieni definizioni, sinonimi e contrari.
📶 Accesso offline: funziona completamente senza internet. Scarica una volta, cerca ovunque.
🔎Ricerca rapida: risultati di ricerca immediati con suggerimenti automatici.
❤️ Preferiti: salva le parole importanti nella tua lista personale per una rapida consultazione.
📙Grammatica ed esempi: impara i tipi di parole (nomi, verbi) e le coniugazioni con esempi di frasi.

🔄 Aggiornamenti intelligenti: ricevi automaticamente nuove parole e definizioni via etere ogni volta che il nostro database viene aggiornato.

🎯La nostra missione:
Qalinqaad si impegna a costruire un ponte tra la generazione attuale e la ricchezza della lingua somala. Crediamo che la lingua sia il patrimonio più prezioso di una società e ci impegniamo a fornire uno strumento di alta qualità per studenti, scrittori e ricercatori.

🔽Scarica Qaamuuska Qalinqaad oggi stesso!
Ulteriori informazioni

Pubblicità