Si fudud u hel erayada iyo macnahooda internet la'aan.

Ostatnia Wersja

Wersja
Aktualizuj
10 mar 2026
Deweloper
Google Play ID
Instalacje
100+

App APKs

Qalinqaad APP

Kusoo dhawaada Qaamuuska Qalinqaad – Hage casri ah oo loogu talagalay in uu daboolo baahida maalinlaha ah ee bulshada soomaaliyeed.

Qaamuuska Qalinqaad waa aplikacja casri ah oo kuu sahlaya inaad hesho macnaha erayada, naxwaha, habka is-rogroga, iyo tusaaleyaal cad-cad, adiga oo aan u baahnayn internet. Waxaan adeegsannay tignoolajiyadda ugu dambaysa si aan u ilaalino, una horumarinno Afka Soomaaliga, annagoo ka dhigayna mid la jaan-qaada horumarka tiknoolajiyadda.

Astaamaha Ugu Muhiimsan (Kluczowe funkcje):
📘 Qaamuus Dhammaystiran: Ka raadi kumanaan eray oo Af-Soomaali ah. Hel qeexitaanka erayga, Isrog-roggiisa (koniugacja), Erayada la macnaha ah (synonimy), iyo Tusaalayaal muujinaya sida loo adeegsado.

🔎Raadin Degdeg Ah: Dhaqso u hel eray kasta oo aad u baahan tahay. App-ku wuxuu ku tusayaa liiska erayada inta aad qoraalka waddo.
📶 Internet La'aan: Uma baahnid internet si aad you adeegsato. Soo deji app-ka, kadibna isticmaal qaamuuska meel kasta iyo waqti kasta.
❤️ Kaydkaaga: Ma heshay eray muhiim kuu ah? Ku dar liiskaaga „Kaydka” si aad dib ugu noqoto mar dambe.
📙Naxwe i Isrogrog: Baro nooca erayga (magac, fal, sifo), sida uu isu beddelo (koniugacje), iyo tusaaleyaal ku jira jumlooyin.
🔄 Cusboonaysiin Toos ah: Marka erayo cusub lagu soo kordhiyo kaydka xogta, app-kaagu wuxuu si też ah u soo dejisanayaa erayadaas cusub marka aad internet hesho.

🎯Hadafkeena:
Qaamuuska Qalinqaad wuxuu u taagan yahay dhisidda buundo aqooneed oo isku xirta jiilka maanta iyo hodantinimada Afka hooyo. Waxaan aaminsannahay in afku yahay dhaxalka ugu qaalisan ee bulsho leedahay, sidaa darteed woskaan u heellannahay inaan soo bandhigno qaamuus tayo sare leh oo anfaca ardayda, qoreyaasha, iyo cilmi-baareyaasha.

🔽Soo degso Qaamuuska Qalinqaad maanta oo horumari aqoontaada Af-Soomaaliga!

======= ===========
|- Opis w języku angielskim -|
======= ===========

Witamy w słowniku Qalinqaad – nowoczesnym przewodniku do nauki i dogłębnego zrozumienia języka somalijskiego.
Słownik Qalinqaad to nowoczesna aplikacja, która pozwala znaleźć znaczenia słów, gramatykę i zrozumiałe przykłady bez połączenia z internetem. Wykorzystujemy najnowsze technologie, aby zachować i rozwijać język somalijski, czyniąc go dostępnym w erze cyfrowej.

Główne funkcje:
📘 Kompleksowy słownik: Przeszukaj tysiące słów somalijskich. Uzyskaj definicje, synonimy i antonimy.
📶 Dostęp offline: Działa całkowicie bez internetu. Pobierz raz, szukaj gdziekolwiek.
🔎Szybkie wyszukiwanie: Natychmiastowe wyniki wyszukiwania z automatycznymi sugestiami.
❤️ Ulubione: Zapisz ważne słowa na swojej osobistej liście, aby szybko do nich wrócić.
📙Gramatyka i przykłady: Poznaj rodzaje słów (rzeczowniki, czasowniki) i koniugacje dzięki przykładom zdań.
🔄 Inteligentne aktualizacje: Otrzymuj nowe słowa i definicje automatycznie, za każdym razem, gdy nasza baza danych jest aktualizowana.

🎯Nasza misja:
Qalinqaad jest oddany budowaniu mostu między obecnym pokoleniem a bogactwem języka somalijskiego. Wierzymy, że język jest najcenniejszym dziedzictwem społeczeństwa i jesteśmy zobowiązani do dostarczania wysokiej jakości narzędzia dla studentów, pisarzy i badaczy.

🔽Pobierz Qaamuuska Qalinqaad już dziś!
Więcej informacji

Reklama