Si fudud u hel erayada iyo macnahooda internet la'aan.

최신 버전

버전
업데이트
2026. 3. 10.
개발자
카테고리
Google Play ID
설치 수
100+

App APKs

Qalinqaad APP

Kusoo dhawaada Qaamuuska Qalinqaad – Hage casri ah oo loogu talagalay in uu daboolo baahida maalinlaha ah ee bulshada soomaaliyeed.

Qaamuuska Qalinqaad waa app casri ah oo kuu sahlaya inaad hesho macnaha erayada, naxwaha, habka is-rogroga, iyo tusaaleyaal cad-cad, adiga oo aan u baahnayn 인터넷. Waxaan adeegsannay tignoolajiyadda ugu dambaysa si aan u ilaalino, una horumarinno Afka Soomaaliga, annagoo ka dhigayna mid la jaan-qaada horumarka tiknoolajiyadda.

Astaamaha Ugu Muhiimsan(주요 특징):
📘 Qaamuus Dhammaystiran: Ka raadi kumanaan eray oo Af-Soomaali 아. Hel qeexitaanka erayga, Isrog-roggiisa(활용), Erayada la macnaha ah(동의어), iyo Tusaalayaal muujinaya sida loo adeegsado.

🔎Raadin Degdeg Ah: Dhaqso u hel eray kasta oo aad u baahan tahay. App-ku wuxuu ku tusayaa liiska erayada inta aad qoraalka waddo.
📶 Internet La'aan: Uma baahnid internet si aad u adeegsato. Soo deji app-ka, kadibna isticmaal qaamuuska meel kasta iyo waqti kasta.
❤️ Kaydkaaga: Ma heshay eray muhiim kuu ah? Ku dar liiskaaga "Kaydka" si aad dib ugu noqoto mar dambe.
📙Naxwe & Isrogrog: Baro nooca erayga(magac, fal, sifo), sida uu isu beddelo(활용형), iyo tusaaleyaal ku jira jumlooyin.
🔄 Cusboonaysiin Toos ah: Marka erayo cusub lagu soo kordhiyo kaydka xogta, app-kaagu wuxuu si toos ah u soo dejisanayaa erayadaas cusub marka aad internet hesho.

🎯하다프키나:
Qaamuuska Qalinqaad wuxuu u taagan yahay dhisidda buundo aqooneed oo isku xirta jiilka maanta iyo hodantinimada Afka hooyo. Waxaan aaminsannahay in afku yahay dhaxalka ugu qaalisan ee bulsho leedahay, sidaa darteed Waxaan u heellannahay inaan soo bandhigno qaamuus tayo sare leh oo anfaca ardayda, qoreyaasha, iyo cilmi-baareyaasha.

🔽Soo degso Qaamuuska Qalinqaad maanta oo horumari aqoontaada Af-Soomaaliga!

======= ===========
|- 영어 설명 -|
======= ===========

칼린카드 사전(Qalinqaad Dictionary)에 오신 것을 환영합니다. 소말리어를 깊이 있게 배우고 이해하는 데 도움이 되는 현대적인 안내서입니다.

칼린카드 사전은 인터넷 연결 없이도 단어의 의미, 문법, 명확한 예문을 찾을 수 있는 최신 앱입니다. 저희는 최신 기술을 활용하여 소말리어를 보존하고 발전시켜 디지털 시대에 맞게 접근성을 높이고 있습니다.

주요 기능:
📘 종합 사전: 수천 개의 소말리어 단어를 검색하세요. 정의, 동의어, 반의어를 찾아보세요.

📶 오프라인 접속: 인터넷 연결 없이도 완벽하게 작동합니다. 한 번 다운로드하면 어디서든 검색할 수 있습니다.

🔎 빠른 검색: 자동 완성 기능으로 즉시 검색 결과를 제공합니다.

❤️ 즐겨찾기: 중요한 단어를 개인 목록에 저장하여 빠르게 참조하세요.

📙문법 및 예문: 단어의 종류(명사, 동사)와 활용형을 예문과 함께 학습하세요.

🔄 스마트 업데이트: 데이터베이스가 업데이트될 때마다 새로운 단어와 정의를 자동으로 무선으로 받아보세요.

🎯우리의 사명:
Qalinqaad는 현 세대와 풍부한 소말리어를 연결하는 다리를 놓는 데 헌신합니다. 언어는 사회에서 가장 소중한 유산이라고 믿으며, 학생, 작가, 연구자들에게 고품질 학습 도구를 제공하기 위해 최선을 다하고 있습니다.

🔽지금 바로 Qaamuuska Qalinqaad를 다운로드하세요!
자세히 알아보기

광고

광고