Se você fudud u hel apagado iyo macnahooda internet la'aan.

Última versão

Versão
Atualizar
10 de mar de 2026
Desenvolvedor
Google Play ID
Instalações
100+

App APKs

Qalinqaad APP

Kusoo dhawaada Qaamuuska Qalinqaad – Hage casri ah oo loogu talagalay em uu daboolo baahida maalinlaha ah ee bulshada soomaaliyeed.

Qaamuuska Qalinqaad waa app casri ah oo kuu sahlaya inaad hesho macnaha erayada, naxwaha, habka is-rogroga, iyo tusaaleyaal cad-cad, adiga oo aan u baahnayn internet. Waxaan adeegsannay tignoolajiyadda ugu dambaysa si aan u ilaalino, una horumarinno Afka Soomaaliga, annagoo ka dhigayna mid la jaan-qaada horumarka tiknoolajiyadda.

Astaamaha Ugu Muhiimsan (principais recursos):
📘 Qaamuus Dhammaystiran: Ka raadi kumanaan eray oo Af-Soomaali ah. Hel qeexitaanka erayga, Isrog-roggiisa (Conjugação), Erayada la macnaha ah (Sinônimos), iyo Tusaalayaal muujinaya sida loo adeegsado.

🔎Raadin Degdeg Ah: Dhaqso u hel eray kasta oo aad u baahan tahay. App-ku wuxuu ku tusayaa liiska erayada inta aad qoraalka waddo.
📶 Internet La'aan: Uma baahnid internet si aad u adeegsato. Soo deji app-ka, kadibna isticmaal qaamuuska meel kasta iyo waqti kasta.
❤️ Kaydkaaga: Ma heshay eray muhiim kuu ah? Ku dar liiskaaga "Kaydka" si aad dib ugu noqoto mar dambe.
📙Naxwe & Isrogrog: Baro nooca erayga (magac, fal, sifo), sida uu isu beddelo (conjugações), iyo tusaaleyaal ku jira jumlooyin.
🔄 Cusboonaysiin Toos ah: Marka erayo cusub lagu soo kordhiyo kaydka xogta, app-kaagu wuxuu si toos ah u soo dejisanayaa erayadaas cusub marka aad internet hesho.

🎯Hadafkeena:
Qaamuuska Qalinqaad wuxuu u taagan yahay dhisidda buundo aqooneed oo isku xirta jiilka maanta iyo hodantinimada Afka hooyo. Waxaan aaminsannahay in afku yahay dhaxalka ugu qaalisan ee bulsho leedahay, sidaa darteed waxaan u heellannahay inaan soo bandhigno qaamuus tayo sare leh oo anfaca ardayda, qoreyaasha, iyo cilmi-baareyaasha.

🔽Soo degso Qaamuuska Qalinqaad maanta oo horumari aqoontaada Af-Soomaaliga!

======= ===========
|- Descrição em inglês -|

======= ===========

Bem-vindo ao Dicionário Qalinqaad – Um guia moderno para aprender e compreender profundamente a língua somali.

O Dicionário Qalinqaad é um aplicativo moderno que permite encontrar significados de palavras, gramática e exemplos claros sem precisar de conexão com a internet. Utilizamos a tecnologia mais recente para preservar e desenvolver a língua somali, tornando-a acessível para a era digital.

Principais recursos:
📘 Dicionário abrangente: Pesquise milhares de palavras em somali. Obtenha definições, sinônimos e antônimos.

📶 Acesso offline: Funciona completamente sem internet. Baixe uma vez e pesquise em qualquer lugar.

🔎 Busca rápida: Resultados de pesquisa instantâneos com sugestões automáticas.

❤️ Favoritos: Salve palavras importantes em sua lista pessoal para referência rápida.
📙Gramática e exemplos: Aprenda os tipos de palavras (substantivos, verbos) e conjugações com exemplos de frases.
🔄 Atualizações inteligentes: Receba novas palavras e definições automaticamente, via Wi-Fi, sempre que nosso banco de dados for atualizado.

🎯Nossa missão:
O Qalinqaad se dedica a construir uma ponte entre a geração atual e a riqueza da língua somali. Acreditamos que a língua é o patrimônio mais valioso de uma sociedade e estamos comprometidos em fornecer uma ferramenta de alta qualidade para estudantes, escritores e pesquisadores.

🔽Baixe o Qaamuuska Qalinqaad hoje mesmo!
Ler mais

Anúncio